Muqdisho oo caawa qabowsatay & Neecow Macaan oo la dareemayo (Maxaa soo kordhay)

Roobab xooggan ayaa caawa ka da’ay magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda kuwaasoo ah kuwa xiligii gu’ga oo bilowda sanad kasta marka la soo gaaro xiliydan oo kale. Roobabkan oo aad loo sugayey ayaa si weyn loogu diirsaday, waxayna wax badan ka bedeleen cimiladii magaalada oo todobaadyadii ugu dambeeyey laga dareemayey kuleyl aad daran oo dadka u … Continue reading Muqdisho oo caawa qabowsatay & Neecow Macaan oo la dareemayo (Maxaa soo kordhay)